Masuuliyiin ka socotay Wasaarada Arimaha Gudaha Dowlada Sudan iyo Safaarada Somaliya ay ku leedahay dalka Sudan ayaa ka qayb galay Soo dhaweynta Wasiirka. Siihaya Safaarada Mudane ibraahim Guure Maxamed oo...
Read moreDowladda Urdun ayaa u yeeratay Safiirkeedi u fadhiya Dalka Iiraan kadib rabshadii lagu gubay safaaradda sacuudiga ee dalka Iiraan, iyo fara gelinta dowladda iiraan ay ku heyso dowladaha carabta, Dhanka...
Read moreMunaasabada lagu soo gebo gebaynayay tartanka isdhexgalka ardayda jaamacadda City ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho waxaana kasoo qayb galay Wasiirka dhalinyarada iyo isboortiga Maxamed Cabdullaahi Xasan Nuux , guddoomiyaha jaamacadda...
Read moreMadaxweynaha Maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali iyo Wafdi uu hogaaminayay ayaa maanta gaaray Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari halkaas oo ay kala kulmeen soo dhoweyn diirran taas oo...
Read moreRa’isul Wasaare ku xigeenka Dalka mudane Maxamed Cumar Carte ayaa maanta furay kulanka himilooyinka horumarka Waara ee 2030-ka oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda Qorsheynta iyo iskaashiga Caalamiga ah...
Read moreMadaxweynaha Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta si wanaagsan loogu soo dhaweeyay magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee maamulka...
Read moreGuddoomiyaha Magaalada Beydhabo ee Gobolka Baay Mudane C/llahi Cali Watiin oo la hadlayey Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in ay dajiyeen Qorsheyaal lagu sugayo Amniga Magaalada Baydhabo, isagoo Xusay in ay Diyaariyeen...
Read moreQaar Kamida Aqoonyahanada Soomaaliyeed ee dalka Sudaan ku nool ayaa ka Tacsiyeeyay Geerida Ugaas Abdiraxmaan Ugaas Khaliif oo shalay lagu aasay Deegaanka Halgan oo ka tirsan gobolka Hiiraan. Aqoonyahannadaan oo ka...
Read moreGuddoomiyaha Degmada Deyniille ee Gobolka Banaadir Axmed Nuur Cabdi Siyaad oo Warbaahinta Qaranka la hadlay ayaa Tilmaamay in Ammaanka degmada uu Yahay mid Aad u wanaagsan, ayna ku timid Arrintaan...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho