Taliyaha Boliiska oo Shacabka ka Dalbaday inay kala shaqeeyaan Amniga
Taliska ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa ka codsaday shacabka inay gacan ku siiyaan xaqiijinta amniga, isla markaana mas’uuliyadda ka saran Nabadgelyada ay dhankooda ka qaataan. Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamuud...
Read more











