R. W. ku-xigeenka oo ka qeybgalay munaasabad lagu soo bandhigay caruur da’yar oo dhaqancelin loo sameynayo
Ra’iisal Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa maanta ka qayb-galay munaasabad dhaqan celin loogu samaynayay Xarunta Ciidanka Asluunta caruur da’yar oo tiradoodu gaareysay 60 kuwaasoo laga soo aruuriyay...
Read more










