Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Caawa 02-Jan-16 soo xiray shirkii isla-xisaabtanka Hay’adaha maamulka Puntland, shirkaas oo maanta 15-wasaaradood iyo labo hay’adood ay ku soo bandhigeen wax-qabadkoodii...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xassan Sheikh Maxamuud ayaa bilaabay abuuritaanka nidaamka Dowlada ee Daah Furnaanta, taas oo dowladu ku doonayso in shacabka lala wadaago xogta dowladda. Madaxweynaha ayaa sheegay...
Read moreKulan Casha sharaf ah oo xalay lagu qabtay xarunta Gaadiidka Booliska ee degmada C/casiis, gaar ahaan, Laanta Miina Baarista Booliska ee (MBB) ayaa ugu horayn lagu guddoonsiiyay Saraakiisha Laanta Miisa...
Read moreDowladda Boqortooyada Sacuudiga ayaa lagu soo waramayaa iney maanta dil ku fulisay Afartan iyo Todo qofood oo lagu eedeeyay falal argagixiso, waxaana dadkaasi ka mid ahaa wadaad Shiico ah oo...
Read moreTaliska hey’adda Nabadsugidda ee maamulka Galmudug ayaa soo saaray awaamiir la xiriirta adkeeynta ammaanka deegaannada Galmudug. Taliyaha ciidanka Nabadsugidda ee ka howlgala deegaannada Galmudug Saadaq Cumar oo warbaahinta kula hadlay...
Read moreMaanta oo kale 1971 waxaa la aas aasay Wakaaladda Mad-bacadda Qaranka iyadoo hadda laga joogo muddo dhan 45 sano, hadaba Taariikhdii ay lahayd Mad-bacadda Qaranka iyo faa’iidooyinkii ay bulshada u...
Read moreAkhristayaal waxaan halkani idiin ku soo gudbineynaa sawirada munaasabad magaalada Muqdisho lagu qabtay oo ay ku qalin jabiyeen ardayda dhameysatay waxbarashada kuliyadaha kale duwan ee Jaamacadda Plasma, iyadoo munaasabadaasi ay...
Read moreWafdi uu hogaaminayo Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Mudane Maxamed Xaashi Cabdi ayaa booqday tuulada Dayenno oo 17-KM ka xigta waqooyi ka xigta Magaalada Cadaado. Madaxweyne ku xigeenka booqashadiisa waxaa ku...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho