Sanadka 2016: Kii Noo Hagaagee Noqo Loo Han Weyn Yahay
https://youtu.be/mMqeWjU56r8
Read morehttps://youtu.be/mMqeWjU56r8
Read moreMusharax Ibraahim Xabeeb Nuur oo isu soo sharaxay xilka madaxweynaha maamulka gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha dhaxe ayaa maanta gaaray Magaalada Baledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraaan, waxaana garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif...
Read moreGuddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” oo uu wehliyo ku xigeenkiisa Koobaad iyo Ra'isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke ayaa...
Read moreShir ay isugu yimaadeen Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sacuudiga Mudane Daahir Maxamud Geelle iyo Wasiirka Beeraha ee dalka Boqortooyada Sacuudi Carabia, ayaa lagu qabtay xarunta wasaaradda beeraha ee dalkaasi....
Read moreBaarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa meel mariyay ku talagalka Miisanaiyadda Qaranka ee sanadka 2016-ka kaddib kulan ay mudanayaashu maanta ku yeesheen xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho. Miisaniyadda dowladda oo maanta...
Read moreMadaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgaley shirka toddobaadlaha ee Ciidammada Qalabka Sida oo ka dhacay xarunta...
Read moreWaxaa Qoray Maxamed Ibraahim Macalimuu Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe waxaa lagu wadaa in dhawaan uu ka furmo shirka maamul u sameynta gobollada Sh/dhexe iyo Hiiraan sida ay...
Read moreCiidanka Booliska Soomaaliyeed oo hawlgaladaan ka sameeyay Masjid ku yaala degmada Hodan ee gobolka Banaadir ayaa gacanta ku soo dhigay hub isugu jira gantaalada Liddka Diyaaradaha iyo kuwa garabka laga...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho