Wasiirka Boostada iyo isgaarsiinta maamul goboleedka Gal-mudug Axmad Dubbedd Cali ayaa waxaa uu gaaray magaalada cape town ee wadanka koofur afrika waxaana garoonka diyaaradaha ee magaalada Cape town si weyn...
Read moreBeledweyn. 22 December 2015- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo caawa habeenkii labaad ku hoyanaya magaaladda Beledweyn ee xarunta gobolka Hiiran ayaa kulamo la-tashiyo ah la qaadanaya...
Read moreHay’adda Caalamiga ah ee Socdaalka (IMO) ayaa sheegtay in Sanadkaan oo kaliya ay kor u dhaafayaan qoxootiga Yurub soo galay hal milyan oo qof kuwaas oo ka kala yimid dalal...
Read moreWasaaradda Shaqada iyo arrimaha Bulshada ayaau fasaxday Shaqaalaha Dowladda iyo kuwa gaarka ah maalinta birri ah oo ku beegan Dhalashadii Nabigeena Muxamed NNKH. Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha Bulshada...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Shiekh Max’uud oo shalay socdaal shaqo ku tagay Magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan ayaa tan iyo maanta waxa kulamo la leeyahay qaybaha Bulshada, sida Odayaasha,...
Read moreWasaaradda Owqaafta iyo Arrimaha Diinta Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka digtay Xuska Munaasabadda Ciidda Kirismaska oo loo dabaaldago Bilowga Sanadwalba, Iyadoo ku amartay laamaha Ammaanka Dowladda inay ka hortagto isku...
Read moreMunaasabad lagu soo dhaweynayay Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Hiiraan ayna ka qayb galeen Mas’uuliyiinta Maamulka Degmada ayaa lagu qabtay Magaalada Buuleburde. Guddoomiyaha Degmada Buulaburde Cismaan Geeddi Cilmi ayaa sheegay in...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho