Xuska Dhalashada Nabigeenna Muxamed (NNKH) oo lagu qabtay Caabudwaq
Munaasabaddaan oo ay soo qaban qaabiyeen Culimaa'udiinka Kunool Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud laguna xusayay Dhalashada Nabigeenna Muxamed Nabad galyo iyo Naxariis Dushiisa allaha yeelee waxaa ka qayb Galay Mamulka Gobolka,...
Read more











