Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha Bulshada oo fasaxday Shaqaalaha Soomaaliyeed maalinta birri ah” Dhagayso”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha Bulshada oo fasaxday  Shaqaalaha Soomaaliyeed maalinta birri ah” Dhagayso”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha Bulshada ayaau fasaxday Shaqaalaha Dowladda iyo kuwa gaarka ah maalinta birri ah oo ku beegan Dhalashadii Nabigeena Muxamed NNKH.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha Bulshada Xukuumadda Soomaaliya Cusmaan Liibaax Ibraahim ayaa Radio Muqdisho u sheegay in dhamaan Shaqaalaha Dowladda iyo kuwa gaarka ahba ay fasaxan yihiin maalinta birri ah oo ku beegan 12 ka Bisha Mowliidd oo ah markii uu dhashay Nabigeena Muxamed NNKH,

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Waxaanu sheegay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha Bulshada in iyadoo wasaaradda weyneyney Munaasabadda dhalashada Nabi Muxamed NNKH ay u fasaxday Dhamaan Shaqaalaha Soomaaliyeed si muunasabadaas ay uga wada qayb qaataan.

Halkaan ka dhagayso hadalka Wasiir ku xigeenka.

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2015/12/wasiirka-.mp3
Previous Post

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo kulamo kula leh qaybaha Bulshada magaalada B/weyne

Next Post

Qoxootiga Yurub galay Sanadkan oo lagu qiyaasay inka badan hal Milyan oo qof

Next Post
Qoxootiga Yurub galay Sanadkan oo lagu qiyaasay inka badan hal Milyan oo qof

Qoxootiga Yurub galay Sanadkan oo lagu qiyaasay inka badan hal Milyan oo qof

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In