Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka ee Radio Muqdisho
BAR DHACDOOYINKA 21.12.2015
Read moreBAR DHACDOOYINKA 21.12.2015
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka kooban labad gole ee Dowladda federaalka ayaa manta soo gaaray magaaladda Beledweyn ee xarunta gobolka Hiiraan....
Read moreDibadbax lagu taageerayay go’aanki madaxweynaha ee ahaa in shirka dhismaha maamulka gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe lagu qabto Jowhar ayaa maanta ka dhacay xarunta gobolka Sh/Dhexe ee Jowhar. Dibadbaxan oo...
Read moreKulan lagu taageerayay gudoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan ayaa maanta lagu qabtay degmada Buulo Barde ee gobolka Hiiraan. Kulanka oo ay ka qeybgaleen mas’uuliyiinta maamulka degmada Buulobarde, odayaasha dhaqanka. Culumaa’udiinka...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maanta gaaray magaalada Beledweyne ayaa si diirran oo hab maamuus leh loogu soo dhaweeyay halkaasi. Madaxweynaha ayaa...
Read moreWakiilka Waqtigiisu sii dhamaanayo ee Qaramada Midoobe u qaabilsan Soomaliya Ambasador Nickolas Key oo Waraysi Siiyay SNTV ayaa ka hadlay waxqabadka xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya. Danjire Nikolas Key Waxa...
Read moreWareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha islamarkaana lagu magacaabay gudoomiyaha gobolka Hiiraan oo nuqul ka mid ah la soo gaarsiiyay Radio Muqdisho ayaa u qorneyd sidan. XEER MADAXWEYNE LR....
Read moreWasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa hambalyo ku aaddan sanad guuradii 72-aad ee ka soo wareegtay as'aaskii ciidanka Booliska Soomaaliyeed u diray Taliska guud ee Ciidanka, Hogaamada...
Read moreMunaasabad aad u balaaran oo lagu xusayay sanadguurada 72-aad ee ka soo wareegtay aas aaskii ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa maanta lagu qabtay dugsiga sare ee boolisska Jeneraal Kaahiye ee magaalada...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho