Shirkaani oo uu gudoominayey Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Xukumadda Soomaaliya ayaa waxaa ka soo qaybgalay Xubno ka kala socday Wasaaradaha Isgaarsiinta Maamulada dalka ka jira, Waxaana looga arrinsanayey kulanka...
Read moreGolaha wasiirrada ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo kulankoodii caadiga ahaa maanta ku yeeshay Muqdisho ayaa ansixiyay sharciga dib u habeeynta iyo dhismaha ciidanka Badda iyo difaaca xeebaha dalkeena. Afhayeenka xukuumadda...
Read moreKulan su’aalo lagu weydiinayay Wasiirka dhalinyarada iyo Ciyaaraha Mudane Max’ed Cabdulaahi Xasan Nuux ayna soo qaban qaabiyeen ururka Midowga Ardayda jamacadaha oo kaashanaya hay’adda Kimoonakis ayaa manta lagu qabtay Muqdisho....
Read moreXarunta Madaxtooyada magaalada Cadaado waxaa maanta ka dhacay shirkii caadiga ahaa ee Khamiis walba yeelan jireen Golaha Wasiirada dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug waxaana shirka maanta shir guddoominayay Madaxweyne ku-xigeenka...
Read moreMadaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka cusub ee Midowga Afrika ee arrimaha Danjire Francisco Caetano Jose Madeira. Madaxweynaha iyo Wakiilka ayaa ka...
Read moreUrurrada bulshada rayidka ah ayaa si diirran usoo dhaweeyay go’aannadii ka soo baxay shirkii wadatashiga ahaa ee dhawaan lagu soo gebagebeeyay Muqdisho. C/llaaha Maxamed Shirwac oo ka mid ah mas’uuliyiinta...
Read moreWararka ka imaanaya xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab ayaa sheegaya in toddobo qof ay dhimatay, 541 kalena la dhigay xarumaha caafimaadka kaddib markii cudurka daacuunka uu ka dillaacay xeryaha qaxootiga Dhadhaab,...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho