Dagaalkii Baladweyn oo Heshiis laga Gaaray “SAWIRRO”
Kulankaan oo ay wada yeesheen Beelihii ku dagaallamay Gobolka Hiiraan iyo Hogaanka Dhaqanka ayaa waxa uu ka dhacay magaalada muqdisho, iyagoo wada gaaray Heshiis xabad joojin ah. Ugaas C/raxman Ugaas...
Read more











