Wafdigan oo ay ka mid yihiin Madaxweynaha Maamulka Galmudug, Wasiirka Amniga gudaha, Wasiirka Macdanta iyo Batroolka ee Xukuumadda Soomaaliya, Xubno ka tirsan labada gole ee Dowladda dhexe iyo kan Maamulka...
Read moreXukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa loogu hambalyeeyay dowrkii ay ka qaadatay xallinta dagaalkii magaallada Gaalkacyo ku dhex maray Puntland iyo Galmudug. Kulan casho ah oo xalay magaallada Muqdisho lagu...
Read moreMadaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa nasiib darro ku tilmaamey dagaallada soo noqnoqday ee ka socda qeybo ka mid ah...
Read moreXildhibaannada Baarlamaanka ayaa maanta oo isniin ah kulan ku leh magaallada Muqdisho, ayadoo akhrintii labaad uu marayo shariciga saxaafadda dalka. Guddiga saxaafada ee Baarlamaanka ayaa gacanta ku haya hindise-sharciyeedka saxaafadda...
Read moreXaaladda magaallada Beledweyne ee xarunta Hiiraan ayaan dagganayn ayadoo dagaal u dhaxeeya laba maleeshiyo oo ka dhacay shalay iyo xalay. Dadka degaanka ayaa ku warramaya in xalay dagaal uu xaafadda...
Read moreMunaasabad lagu taageerayay maamulka Koofur-Galbeed oo ay ka qeyb galeen jaaliyadda Soomaaliyeed ee degaankaas ka soo jeeda ayaa lagu qabtay Minnesota, ayadoo sidoo kale xafladdan lagu xusayay sanad guurada koowaad...
Read moreGuddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaaladda Muqdisho mudane Yuusuf Xuseen Jimcale ayaa been abuur ku tilmaamay in maamulka gobolku uu dhismihii hore ee Baarlamaanka ku wareejiyay Telefishanka Universal. Wuxuu tilmaamay...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho