Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah magaalada Muqdisho uga furey Madasha Wadatashiga Qaran ee lagu go’aamin doono nooca doorasho ee uu dalka yeelanayo...
Read moreSalma bint Hizab al-Oteibi ayaa noqotay haweeneydii ugu horeeysay ee ku guuleystay doorashooyinka dowladaha hoose ee dalka Sacuudi Carabiya, kadib markii Boqortooyada Sacuudiga ay qaadday xayiraaddii muddo dheer saarneyd haweenka...
Read moreRa''iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa soo dhoweeyey, isla markaana rajo wanaagsan ka muujiyay wadahadalada dhowaan uga furmi doona magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galguduud maamulka...
Read moreIn ka badan labaatan qof ayaa ku dhaawacantay qarax ka dhacay masjid ku yaalla magaalada Adis'ababa ee caasimadda dalka Ethiopia. Qaraxa oo ahaa bam gacmeed ayaa lagu tuuray dad ku...
Read moreUrurka Daacish ee ka dagaalama wadamada Siiriya iyo Ciraaq ayaa ku eedeyay Al-Shabaab inay dishay xubno Ajaanib ah oo ka bar bar dagaalamayay kooxda Shabaab kadib markii ay ka baxeen...
Read moreXag-jirnimada waxaa lagu qeexaa in lagu talax tago waxa uu qofku ku qanacsan yahay isagoo adeegsanaya ficil, qowlba. Xag-jirnimadu way noocyo badan tahay, sidaas oo kale ayayna u yeelataa saameyn...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho