Tuesday, June 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dagaalkii Baladweyn oo Heshiis laga Gaaray “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Dagaalkii Baladweyn oo Heshiis laga Gaaray “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankaan oo ay wada yeesheen Beelihii ku dagaallamay Gobolka Hiiraan iyo Hogaanka Dhaqanka ayaa waxa uu ka dhacay magaalada muqdisho, iyagoo wada gaaray Heshiis xabad joojin ah.

Ugaas C/raxman Ugaas C/llahi Ugaas Maxamed oo kahadalay Shirka ayaa Aad u  soo dhaweeyay Shirka Muhiimka ah oo ay  isugu  yimadeen BeelahaWalaalaha oo dirirta ku dhexmartay MagaaladaBaladweyene.

Related posts

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay Safiirka  Suudaan ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay Safiirka Suudaan ee Soomaaliya

June 28, 2026
Guddiga Qabanqaabada Toddobaadka Xorriyadda oo kormeeray xerada Jeneraal Gordon

Guddiga Qabanqaabada Toddobaadka Xorriyadda oo kormeeray xerada Jeneraal Gordon

June 28, 2026

“Anigoo ah Ugaaska Beesha Gaaljecel Waxaan ku dhawaaqayaa in aan Qaadanay Hishiis Xabad Joojin ah iyo Nabad, Waxaa faraya Dhammaan Dadka ku dagaallamay Baladweyne in ay Dagaalka Joojiyaan ,Maanta waxaa Caddeyneynaa in Beesha dhibka nadhexmaray in aan islaqaadanay Hishiis Xabad joojin, Xabadda in la Joojiyo oo maleeshiyadka la ka la qaado ayaan isku raacnay, waana Fulineynaa Howshaas”ayuu yiri Ugaas C/rxman.

Islow Cismaan Shiikh Xasan Wakiilka Wabarka Beesha Jajeelle oo shirka ka hadlay ayaa siweyn u soo dhaweeyay Hishiiska Xabad Joojinta iyo Nabadda ay isla qaateen BeelahaWalaalaha ee ku Dagaallamay Baladweyne.

“Waxaa siniyad ah u soo dhaweynayaa Hishiiska Xabad joojinta aan wada gaarnay, HalkaanWaxaa fadhiya Ugaaska anigana waa WakiikaWabarka si cad ayaan u sheegaynaa  in aan qaadanay Nabadda, Waxaana kudhawaaqnay Hishiis Xabad Joojin” Ayuu Yiri Islow Cismaan.

Islow Maxamed Wabar Axmed Wabar Cabdi oo kahadlay Shirka ayaa labada dhinac uga Mahadceliyey sida ay  usoo dhaweeyeen Waan waantii iyo Nabaddii ay wadeen Hogaanka dhaqanka GobolkaHiiraan

Ugaas C/naasir Ugaas Nuur Cismaan oo ka mid ah Hogaanka dhaqanka ayaa bogaadiyey Hishiiska Xabad Joojinta ay  wada Gaareen BeelahaWalaalaha, waxauuna soo Jeediyey Duco in Illaahay Qaboojiyo dhibka kadhacay, Mardambana dib u soolaaban.

“Qofwalbo wuu faraxsanyahay waxaana caddynaynaa  in  hogaankii dhaqanka ay isla qaateen Nabadda iyo Xabad Joojinta”ayuu Yiiri Ugaas C/naasir.

Shirkaan oo ay soo abaabuleen Hogaanka dhaqanka Gobolka Hiiraan ayaa waxa uu si isdabajoog ah uga Socday Magaalada Muqdisho, waxaana ugudambeyntii la is horkeenay Labadii Beelood  ee ku dagaallamay Baladweyne, waxayna direen Baaq-Wadajira oo ku saabsan Hishiis Xabad Joojinta iyo Qaadashada Nabadda.

1 3 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17

 

AbdirahmanMoha’ed Ali (Black)

Previous Post

DAAW0 SAWIRADA:- Dufacadii ugu horaysay Arday Soomaaliyeed oo Suudaan deeqo waxbarasho ka heshay oo Khartoum Gaaray

Next Post

Kaalinta Siyaasadda Dumarka 2016’ka oo laga hadlay “SAWIRRO”

Next Post
Kaalinta Siyaasadda Dumarka 2016’ka oo laga hadlay “SAWIRRO”

Kaalinta Siyaasadda Dumarka 2016'ka oo laga hadlay "SAWIRRO"

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay Safiirka  Suudaan ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay Safiirka Suudaan ee Soomaaliya

June 28, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta...

Guddiga Qabanqaabada Toddobaadka Xorriyadda oo kormeeray xerada Jeneraal Gordon

Guddiga Qabanqaabada Toddobaadka Xorriyadda oo kormeeray xerada Jeneraal Gordon

June 28, 2026
0

Guddiga Qabanqaabada Toddobaadka Xorriyadda iyo Midnimada Qaranka ayaa maanta kormeer ku tegay Xerada Jeneraal Gordon ee magaalada Muqdisho. Guddiga ayaa...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Itoobiya

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Itoobiya

June 28, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar shaqo ku gaaray, magaalada Addis...

Danjire Jaamac oo kulamo miro-dhal ah la qaatay Wasiirka Macdanta iyo Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga ee Burkina Faso

Danjire Jaamac oo kulamo miro-dhal ah la qaatay Wasiirka Macdanta iyo Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga ee Burkina Faso

June 28, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan Khaliif ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Macdanta iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In