Xuska maalinta macalinka Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho+Sawirro
Munaasabad balaaran oo lagu maamuusayay maalinta Macalinta Soomaaliyeed ayaa maanta lagu qabtay xarunta xanaanada agoonta gabdhaha Boondheere ee magaalada Muqdisho. Munaasabadda xuska maalinta macalinta Soomaliyeed oo uu soo qaban qabiyay...
Read more










