Wasiirka Xanaanada Xoolaha Soomaliya oo booqday Dekadda iyo Maxjarka weyn ee Magaalada Port Sudan+Sawirro
Wafdiga uu hogaaminayo Wasiirka Xanaanada Xoolaha,Dhirta iyo Daaqa Soomaaliya Mudane Siciid Xuseen Ciid ee maalmahaan booqashada shaqo ku joogay dalka Suudaan ayaa waxay shalay booqasho ku tageen Magaalada xeebta ah...
Read more











