Dood cilmiyeed looga hadlayay xaalka Warfaafinta Soomaaliya oo lagu qabtay Magaalada Khartoum ” SAWIRRO”
Dood cilmiyeedan ayaa waxaa ka soo qeebgalay madaxda Safaaradda uguna horeeyo Lataliyaha koowaad ee Safaaradda Soomaaliyeed ee dalka Suudaan Ibraagim Guure uqeebsanaha dhanka waxbarashada ee isla Safaaradda Cabduqaadir Guulane gudoomiyaha Jaaliyada...
Read more











