R/wasaare ku xigeenka dalka, wasiirka warfaafinta, xildhibaanno siyaasiyiin iyo ergooyin ka socday gobollada waqooyi ee dalka, ayaa ka qeybgalay kulan wada tashi ah oo looga hadlayay hiigsiga 2016-ka kaasoo maanta...
Read moreSafiirka Soomaaliya ee Dalka Suudaan Mudane Maxamed Cabdulaahi Ugaas Faarax oo ku hadlaya magaciisa iyo magaca Diblumaasyiyiinta ka howlgasha Safaaradda, waxa uu uga tacsiyeeyay Umadda Soomaaliyeed geeridii naxdinta lahayd ee...
Read moreWasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cabdusalaam Hadliye Cumer , Wasiiru dowlaha Khaled Omar Ali, Wasiir ku xigeen-ka Ahmed Cali Mohamed (Kadiye),Xoghayaha joogtada Cali Maxamed...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ka hadlay halka ay marayaan shirarka wadatashiyada heer Qaran ee looga hadlayo hiigsiga 2016-ka. Madaxweynaha...
Read moreGolaha ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa meel mariyay qaraar ay soo gudbisay xukuumadda Faransiiska, kaasi oo ah in dagaal lala galo kooxda Daacish. Qaraarkan ayaa ogolaanaya in dhammaan dalalka awooda...
Read moreR/wasaare ku xigeenka dalka, iyo wasiirro ka tirsan xukuumadda oo ka ka qeybgalay munaasabad lagu weyneynayay maalinta macalinka Sooomaaliyeed oo ku asteysan 21 November. Waxaa ka qayb galay munaasabada xuska...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho