Raul Gonzalez oo 21 sano uu ku gudo jiray ciyaarta kubada cagta ayaa waxaa uu ku soo gaba gabeeyay Ciyaarihiisa, Koob uu la qaaday kooxda New York Cosmos oo ka...
Read moreEquatorial Gunea waxaa ay tartameen Xulka Qaranka Kubadda Cagta ee Morroco, Lugtii hore ayeey ciyaartoodana ku soo idlaatay 2-0 oo ay guusha ku raacday Xulka Qaranka Morroco balse lugtii labaad...
Read moreKulamada ka tirsan is reebreebka koobka adduunka ee 2018 lagu Wado in lagu qabto dalka Ruushka ayaa kulamo ka tirsan kuwa qaaradda Africa la Ciyaaray. Uganda waxaa ay kulan Adag...
Read moreKulamada ka tirsan is reebreebka koobka adduunka ee 2018 lagu Wado in lagu qabto dalka Ruushka ayaa kulamo ka tirsan kuwa qaaradda Africa la Ciyaaray. Uganda waxaa ay kulan Adag...
Read moreMadaxweynaha Maamulka Puntland Dr. Cabdiweli Max’ed Cali Gaas ayaa maanta Nov 16 2015 ka qayb galay shirka Madasha Wada Tashiga Qaran ee Geeddi Socodka Doorashooyinka Soomaaliya 2016 kaas oo ka...
Read moreMagaalada Kismaayo ayaa maanta waxaa si rasmi ah ugu furmay shirka Madasha wadatashiga Qaran ee looga arrinsanayo nooca ay noqoneyso doorashada la filayo in dalkeena Hooyo ay ka dhacdo 2016-ka,...
Read moreXaflad lagu soo dhaweynayay Wasiirka Arrimaha Gudaha Maaamul Goboleedka soomaaliyeed ee PuntLand Ahmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) ayaa waxaa ka soo qeyb galay qaar ka mid ah Jaaliyada soomaalida ee...
Read moreGuddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa maanta ka furay magaalada Muqdisho shirka wada tashiga qaran ee looga tashanayo nooca doorasho ee dalka ka dhici doonta sanadka 2016. Shirkan oo...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho