Kulankani wadatashiga ah ee ay so qaban qaabisay wasaaradda haweenka iyo xuquuqul insaanka xukuumadda soomaaliya islamarkaana ay ka so qeyb galeen wasiirka wasasradda haweenka xildhibaano qaar ka mid ururada bulshada...
Read moreKulankani Ra’isul wasaare ku xigeenka dalka mudane Maxamed Cuamr Carte Qaalib uu la qaatay mas’uuliyiinta hay’addaha qaramada midoobay u qaabilsan Arrimaha bini’aadanimada ayaa looga hadlayay dar-gar galinta ka hortaga dhibaatooyinka...
Read moreTaliyaha Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliyeed S/G Maxamed Aaden Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo oo socdaal shaqo u jooga magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, ayaa maanta kormeer howlleed oo ugu...
Read moreWadadani oo isku xirta isgoysyada SOS iyo xaafada waxaracade islmarkaana ay saameeyeen Roobabkii ka da`ay Magaalada Muqdisho ayaa maanta Maamulka degmada Hiliwaa waxa ay ka bilaabeen howlo lagu dayactirayo Wadadaasi,...
Read moreWaxaa barqadii maanta si rasmi ah uga furmay shirweynaha qaran ee horumarinta saxaafadda Soomaaliya, kaas oo ay ka qeyb galayaan wasiirrada warfaafinta dowladda Federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah. Shirka...
Read moreMagalada Adis baba ee Xarunta Dalkaasi Ethiopia waxaa si habsami leh ugu socda Koobka Bariga iyo Bartamaha Qarada Afrika oo Sanadkan Ethiopia ay marti gelineyso. Hadaba maalinta Arbacada ee fooda...
Read moreBarnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo, marka laga reebo Habeennimada Jimcaha...
Read moreMuqdisho, November 23, 2016-------Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Wareegto kasoo baxday Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Waxaana wareegtadan ku xusan isbadal kooban iyo xilka-qaadis lagu sameeyey qaar ka...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho