Madaxweynaha iyo R/wasaarahii hore ee Norway oo ka wada hadlay taageerada barnaamijka hirgelinta federaalka+Sawirro
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Norway, Mr Kjell Magne Bondevik, oo haatan ah madaxa hay’adda loo yaqaano Oslo...
Read more










