Rugta ganacsiga Soomaaliyeed ayaa maanta daah furtay imtixaan laga qaadayo arday Soomaaliyeed oo shirkadda Beder Group ay u soo bandhigtay fursado shaqo, taasi oo noqoneysa shaqo abuur dadka waxbartay....
Read moreKulanka baarlamaanka ee maanta waxa ay xildhibaanadu guda galeen u codeynta hindise sharciyeedka maalgashiga Shisheeye oo soo maray marxaldooyinkii kale duwanaa ee loogu talo galay in ay maraan sharciyada ka...
Read moreTaliyaha Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliyeed S/G Maxamed Adem Axmed iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose, iyadoo si wanaagsan ay ugu soo...
Read moreMuqdisho November 23, 2015 – Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ayaa soo gunaanaday wadatashi heer Qaran oo socday saddex maalmood kaasi oo looga tashanayay Hindise Sharciyeedka Qabya Qoraalka Sharciga Axsaabta...
Read moreAkhristayaal halkani waxaan idiin ku soo gudbineynaa wareegtao lagu magacaabay Afhayeenka Wasaaradda Amniga ee dowlad goboleedka Koonfur galbeed ee Soomaaliya, iyadoo...
Read moreXulka Qaranka Kubada Cagta Dalkeena Soomaaliya waxaa uu ciyaarayay Kulanki ugu horeyay ee kulamada koobka Bariga iyo Bartamaha Qarada Afrika oo Sanadkaan lagu qabanayo Dalka Ethiopia. Soomaaliya ayaa kulan adag...
Read moreR/wasaare ku xigeenka dalka, wasiirka warfaafinta, xildhibaanno siyaasiyiin iyo ergooyin ka socday gobollada waqooyi ee dalka, ayaa ka qeybgalay kulan wada tashi ah oo looga hadlayay hiigsiga 2016-ka kaasoo maanta...
Read moreSafiirka Soomaaliya ee Dalka Suudaan Mudane Maxamed Cabdulaahi Ugaas Faarax oo ku hadlaya magaciisa iyo magaca Diblumaasyiyiinta ka howlgasha Safaaradda, waxa uu uga tacsiyeeyay Umadda Soomaaliyeed geeridii naxdinta lahayd ee...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho