DAAWO: Sheekh Nuur Baaruud oo ka sheekeynaya qaraxii Hotel Saxafi
https://www.youtube.com/watch?v=7EXiMQt8LIA
Read morehttps://www.youtube.com/watch?v=7EXiMQt8LIA
Read moreLabo ka mid ah dadkii ku dhaawacmay weerarkii aragagixiso ee Alshabaab ku qaadeen Hotel Saxafi, ayaa dhaawacyadii soo gaaray ugu geeryooday Isbitaal Madiina, sida uu sheegay agaasimaha Isbitaal Madiina Dr...
Read moreHoteelka Saxafi oo ay saaka weerar argagixiso ku qaadeen naftood halligayaal ka tirsan Al Shabaab ayaa xaaladdiisu hadda deggantahay, kaddib markii ciidamo ka tirsan nabad sugidda oo si gaar ah...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Xasan Sheikh Maxamuud ayaa cambaareeyay weerarkii argagixisada Alshabaab ku qaadeen hoteelka Saxafi ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ay ku laayeen mas’uuliyiin dowladeed iyo dad rayid ah. War saxafadeed...
Read moreWasiirka Arrimaha iyo Federaalka mudane C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa ka hadlay qaabkii uu usoo Guddiga farsamada ee maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe, isagoo sheegay in uu...
Read moreHowgalkii ay ciidamadu ka wadeen hoteelka Saxafi ayaa gebi ahaan la soo afjaray, iyadoo ay ciidamadu haatan bilaabeen baaritaanno ay ku xaqiijinayaan ammaanka Hoteelka. Wariyayaal ka tirsan Radio Muqdisho...
Read moreMadaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqday magaalada Bhopal ee dalka India oo si weyn loogu soo dhaweeyay halkaas oo uu madaxweynuhu kaga baxay machadka macalimiinta...
Read moreWasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska mudane Maxamed Cabdi Xayir "Maareeye" ayaa ka hadlay weerarki argagixiso ee saaka lagu qaaday hoteelka Saxafi ee magaalada Muqdisho. Wasiirka ayaa cambaareeyay weerarkaasi isagoo fal...
Read moreInta la ogyahay weerarkii argagixiso ee saaka lagu qaaday hotelka Saxafi waxaa ku geeriyooday mas’uuliyiin uu ka mid ahaa Allaha u naxarisstee Xildhibaan Cabdi Maxamed Abtidoon, Abaanduulihii hore ee ciidanka...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho