Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Mudane Maxamed Cumar Carte, iyada oo goluhu isku...
Read moreTaliyaha ciidanka XDS S/gaas Maxamed Aasan Axmed ayaa xarunta wasaaradda Gaashaandhigga kulan kula qaatay saraakiisha ciidanka XDS kaasoo looga hadlay xaaladda ciidanka, iyo habka ay u socdaan howlgallada ciidamadu ay...
Read moreCiidanka Nabad-Sugidda ayaa maanta Suuqa Bakaaraha ku toogtay wiil dhallinyaro ah oo toogasho ku dilay Haweeney ganacsato ahayd oo lagu magacaabi jiray Ubax Cali Dhubad, sida ay sheegeen saraakiisha NISA....
Read moreQaadku, waa qasaaraha dhaqaalaha qoyska, Qaranka iyo caafimaadka bulshada, gaar ahaan dhallinyaradii horumarka u noqon lahayd dhismaha dalka iyo daafaca dadka iyo diinta. Culimada diinta islaamka iyo kuwa caafimaadka, waxay...
Read moreTelefishanka Qaranka Soomaaliyeed, ayaa barnaamij gaar ah oo ku saabsan Alle ha u naxariistee Wariye Axmed Xasan Cawke laga baahiyay, barnaamijkaas waxaa ka qeyb galay Yuusuf Garaad Cumar, oo ay...
Read moreRaisul wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmarrke oo shalay socdaal ku tagay Magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa kulamo la leh qaybaha Bulshada gobolkaas, kuwaas...
Read moreWar saxaafadeed ka soo baxay safaaradda Jermalka ee Nairobi ayaa lagu sheegay in Jermalka uu bixinaayo 150,000 oo giniga ingiriiska taasoo loogu talagay qoysaskii ka barakacay deegannada uu fataahada ka...
Read moreSafiirka Cusub ee Safaaradda Soomaaliya ee magaalada Washington oo sheegay Saafaraddu ay dhaqsa ku bilaabi doonto adeegyada ay Bulshada Soomaaliyeed ka sugayaan xilli xalay uun dib loo furay dhismaha Safaaradda...
Read moreMunaasabada dib u furista Safaaradda ayaa waxaa ka qeyb galay Diblomaasiyiin ka socday Safaaradda Mareykanka, Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka ee Afrika, Jaamacadda Carabta, Jaaliyadda Soomaaliyda, Mas’uuliyiin horay xilal uga...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho