Xagjirnimada maxaa loola jeedaa, Maxaase xal u ah? -DHAGAYSO
Shareecada Islaamku waa diin dhex dhexaadnimo waxayna ka soo hor jeeddaa xag-jirnimada iyo ku talax tagga dhinac kasta, ha ahaato caqiidada, cibaadada, mucaamalaadka aadanaha dhexdooda ah, jaceylka ,Naceybka iwm. Allaah...
Read more











