Dhimashada dadka reer Gaza oo kor u dhaaftay 8-kun
Duulaanka dhimashada badan ee Israa’iil ayaa weli ka socda Daanta Galbeed ee la haysto halkaas oo tirade dhimashada ay sii mareyso in ka badan siddeed kun oo ruux . Boqolaal...
Read moreDuulaanka dhimashada badan ee Israa’iil ayaa weli ka socda Daanta Galbeed ee la haysto halkaas oo tirade dhimashada ay sii mareyso in ka badan siddeed kun oo ruux . Boqolaal...
Read moreGuddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Maxamuud Macallin Cabdulle oo la hadlayay boqolaal dadweyne oo isugu soo baxay xuska qarixii 29 October 2022-kii ayaa sheegay in Hay’addu iyo shacabka Soomaaliyeed diyaar...
Read moreMagaalada Muqdisho waxaa maanta lagu qabtay dibad-baxa ballaaran oo lagu xusayo Qaraxii bahalnimada ahaa ee 29-October 2022-khawaarijta ay ka geysatay iskuuuska Soobe ee magaalada Muqdisho. Banaanbaxa waxaa ka qeybgalay wasiirrada...
Read moreCiidanka kumaandooska Danab ee ku sugan Magaalada kismaayo ayaa gacanta ku dhigay Abshir Mowliid Axmed oo katirsan khawaarijta. Abashir Mowliid ayaa ahaa bamba tuur katirsan khawaarijta ayaa ciidanka gacanta ku...
Read moreoo ka tirsan Daraawiishta Koonfur Galbeed, ayaa lagu fuliyay Dil-toogasho taasoo ah Qisaasta Marxuum Mursal Cali Cabdi oo uu ku dilay Buur-hakaba, Dilka ayaa ka dhashay rasaas oo uu Geedoow...
Read moreUrurka 260aad ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyed ayaa Khawaarijta kala wareegay Gacan ku haynta deegaanka Eel-Boon Oo Qiyaasti 48 KM dhanka Galbeedka kaga began degmada Waajid ee Gobolka Bokool. Howlgalka...
Read moreDagaalka tooska ah ee lagu ciribtirayo Khawaarijta ayaa isna si qorsheysan oo aan hakad lahayn muddo sanad ka badan uga socda dhammaan dowlad goboleedyada dalka kaas oo saameyn xoog leh...
Read moreWasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa ka hadlay hanaanka Dayn cafinta Soomaaliya in uu dhammaanayo bartamaha bisha December ee Sannadkan. Wasiir Biixi oo la hadlay...
Read moreDhulka ay digto Soomaalidu inta badan waxay helaan Roobka xilliyada Gu’a iyo Deyrta, bilahaan oo kale ayay ka curate xilli Roobaadka deyrta, waana kan ka da’day inta badan Dalka Soomaaliya...
Read moreXuseen Cali Macalim limaan (Gurey) oo ka tirsan Daraawiishta Koonfur Galbeed, Cabduwaaxid Cali Sheekh Aadan oo ka tirsan Militaryga iyo Cabdulaahi Ibraahim Yarow (Borow) oo Booliiska KGS ka tirsan ayaa...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho