Maamulka Galmudug oo soo dhaweeyay shirkii wadatashiga “Shir-jaraa’id+Dhageyso”
Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi.oo shir Jaraa’id qabtay ayaa soo dhaweeyay shirkii madasha wadatashiga ee shalay lagu soo gebagebeeyay magaalada Muqdisho. Madaxweyne ku xigeenka ayaa shirkiisa...
Read more











