Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqday xarunta Jaamacadda Ummadda isagoo uu u kuur galayay sida ay u socoto waxbarashada oo madaxweynuhu siiyo mudanaan gaar ah. Madaxweynaha...
Read moreQunsulka Guud ee Dowlada Federaalka soomaaliya u fadhiya MagaaladaCadan ee dalka yamen Axmed Cabdi xasan Suudaani oo la hadlay Radiyo muqdisho ayaa soo dhaweeyay qodobada ka soo baxay shirka Magaalada Brussels lagu soo...
Read moreMagaalada Brussels waxaa lagu soo gabagabeeyay shir looga hadlayo ururinta kaalmo dhaqaale oo ujeedada laga lee yahay ay tahay sidii dawladaha caalamku ay gacan uga gaysan lahaayeen dhaqaalaha laf-dhabarta u...
Read moreWargelin,wasaaradda warfaafinta,dhaqanka iyo dalxiisku waxay ku wargelinaysaa in cidii daneyneysa ay ka qeybgasho tartanka loo galayo wadalahaanshe ka dhexeeya dowladda iyo daneeyeyaasha hotel Curubo oo ladoonayo in laga dhiso hotel...
Read moreWaa barnaamij aan ka soo ururinay keydka baaxadda weyn ee Radio Muqqdisho, waxaana uga hadli doonaa Taariikhdii Madaxweynihi Hore ee Soomaliya Jaalle Maxamed Siyad Barre, waxana soo qadan doonaa Khudbado...
Read moreWakaaladaha wararka ee Soomaaliya iyo Suudaan (SONNA & SUNA) ayaa hishiis is afgarad ah ku kala saxiiday Magaalada Khartoum ee Dalka Sudan, iyadoo halka hishiiska ka dhacayay uu goobjoog ka...
Read moreMadaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi.oo shir Jaraa’id qabtay ayaa soo dhaweeyay shirkii madasha wadatashiga ee shalay lagu soo gebagebeeyay magaalada Muqdisho. Madaxweyne ku xigeenka ayaa shirkiisa...
Read moreRa’iisul Wasaare Ku xigeenka Xukumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cumar Carte oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Xukumadda Soomaaliya ay soo magacaabi doonto guddi heer Qaran ah oo wax...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho