Tababarkaan oo Sare loogu qaadayo Aqoonta Agaasimayaasha iyo shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federalka ayaa maata ka furmay magaalada Muqdisho kaas oo socan doona mudda afar maalin ah. Tababarka oo...
Read moreWafdi ay Hoggaaminayso Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xaawo Xasan Maxamed ayaa maanta gaaray Dalka Kuwait halkaas oo ay uga qaybgali doonaan shirka kala fadhiga 62aad ee Ururka Caafimaadka Adduunka...
Read moreMunasabad uu xilka ku wareejinayay Duqii hore ee Magaalada Boosaaso isla Markaana uu kula wareegayay Duqa Cusub ayaa lagu qabtay Boosaaso. Munaasabadda oo ka dhacday xarunta Magaalada Boosaaso ee Gobolka...
Read moreMaamulka Degmada Qansaxdheere ayaa sheegay in ay dib ugu soo laabanayaan Degmada Dadkii kabarakacay xilli ay soo hagaageeyso Xaaladda Amni ee Dagmadaas. Guddoomiyaha Dagmada Qansaxdheere Isaaq Cabdi Maxamed ayaa sheegay...
Read moreGuddiga Xuduudaha iyo Federaalka ayaa billaabay kulamo wadatashi ah oo lala Yeelanayo qeybaha kala duwan ee Bulshada, si ay u qabtaan howlaha horyaala. Kulankaan oo ay ka qayb galeen Aqoonyahanno,...
Read moreHowlgalladaan oo ahaa mid ballaaran ayaa ciidamada hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka waxa ay ka sameeyeen deegaannada Garas-baalley, km’13 iyo xaafado ka mid ah deegaannadaas’ iyadoo holwgalladaasna ay socdeen muddo...
Read moreCiidamada Israa'iil ayaa u diiday dadka Falastiiniyiinta ah inay booqdaan bariga magaalada Qudus iyo Masjidk Al Aqsa. Xayiraadan ayaa la sheegay ineysan saameyn ku yeelan doonin ganacstada iyo ardayda iskuulada...
Read moreMaamulka gobolka Shabeellaha Dhex iyo Ganacsato ka socotay dalka Hindiya ayaa maanta kormeeray Beerihii Qasabka iyo Warshaddii Sokorta oo ku yaalla gobolkaas. U jeedka Ganasatada Dalka Hindiya ayaa ahaa in...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho