Madaxweynaha jamhuuriyadda iyo wafdi ballaanran oo uu hoggaaminayo ayaa la filayaa inay saacadaha soo socda ay ka Amba-baxaan dalka, iyagoo ku sii jeeda Waddanka Boqortooyada Sacuudiga. Madaxweynaha ayaa la kulmi...
Read moreMadaxweynaha Dowlad Gobolleedka galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa Shacabka Gobolka Mudug waxa uu ugu baaqay in ay si nabad ah u wada Daganaadaan isla markaana ay ka shaqeeyaan Horumarkooda. Kaddib...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay muhiim u tahay meelmarinta Sharciga la Dagaallanka Argagixisada ee hadda horyaalla Baarlamaanka, isagoo tilmamay Madaxweynaha haddii sharcigaan...
Read moreMunaasabad shahaadooyin lagu guddoonsiinayay 126 arday oo bartay xirfado kale duwan oo ay ku shaqeystaan ayaa maanta lagu qabtay xarunta tababarka xirfadaha ee Mudug, iyadoo ay ka qeyb galeen xubno...
Read moreKu dhawaad 30 Shaqaale oo ka kala socday Wasaaraddaha dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamul Gobolleedyada dalka isla markaana Muddo ku siman sadax todobaad qaadanayay Tababar la xiriira Dhinaca ka shaqaynta...
Read moreMuqdisho, 24 October, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada ee magaalada Muqdisho, warqadaha aqoonsiga kaga guddoomay Danjiraha cusub ee Boqortooyada Netherlands wakiilka uga...
Read moreSida uu qoray Wargeyska Alyoom ee ka soo baxa magaaada Qaahira, waxaa ciidamada ammaanka waddanka Masar ay gacanta ku dhigeen 11 qof oo Soomaali ah, kuwaasoo doonaya in ay u...
Read moreXafiiska isku xiraha arrimaha bini’aadinimada QM ee OCHA ayaa codsatay ugu yaraan 451-milyan oo dollar si wax looga qabto saameynta ay yeelan karaan roobabka Ilino oo la filaayo in ay...
Read moreMuqdisho, October 24, 2015-------Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kadib, safar ay ku tageen magaalada Brussels...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho