Waddada Wadnaha Oo Lagu Dhisi Doono Canshuurta Laga Qaadayo Shacabka Muqdisho “Sawirro”
Gudoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen Muungaab oo maanta kormeer ku tagay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dhawaan la dhagax dhigi doono...
Read more











