Mamulka Gobolka Mudug oo kormeeraya Deegaanka Bandiiradlay
Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa kormeeraya Deegaanno hoostaga gobolkaas si ay u qiimeeyaan baahida bulshada ee dhinacyada Ammaanka iyo Caafimaadka. Guddoomiyaha gobolka Mudug Aweys Cali Saciid ayaa sharraxaad ka...
Read more









