Diyaaradaha dagaalka ee Ruushka oo duqeyn ka geystay Siriya
Diyaaradaha dagaalka ee Ruushka ayaa markii ugu horeysay duqeyn la beegsaday gobalka Homs goobaha ay ka joogaan mucaaridka la dagaalamaya xukuumada Bashar Al Assad. Ruushka oo todobaadyadii la soo dhaafay...
Read more










