Shir gaar ah oo looga hadlayay arrimaha Soomaaliya islamarkaana ay si wadajir ah u shir guddoominayeen madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki Moon ayaa lagu...
Read moreMagaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa maanta gaaray taliyaha guud ee ciidamada Midowga Yurub General Patrick De Rousiers, iyadoo si wanaagsan ay ugu soo dhaweeyeen garoonka diyaaradaha Ugaas...
Read moreSAMSUNG CAMERA PICTURES Iyadoo ay jiraan abaaro iyo biyo la’aan sii kordheysa oo ka jira qaar ka mida deegaanada Gobalka mudug ayaa waxaa masuuliyiin iyo xildhibaano ka tirsan kuwa...
Read moreKu simaha wasiirka ahna Wasiir ku xigeenka wasaaradda beeraha xukuumada federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdicasiis Saalax Carmaan oo maanta xafiiskiisa kula hadlay Warbaahinta Qaranka Soomaaliya ayaa waxaa uu faah...
Read moreShirka Guud ee Qaramada Midoobay ayaa maanta si rasmi ah uga furmay Xarunta QM ee New York, waxaana shirweynahan ay ka qayb-galaya Hoggaamiyeyaasha 93-dowladood oo caalamka ah, iyadoo Shirkan oo...
Read moreMas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ka qeyb galay isku soo bax lagu soo gaba-gabeynayay wareeggii u dambeeyay Olole Nadaafadeed oo Malmahaan ka socday Gobolka Banaadir. Afhayeenka Mamulka Gobolka...
Read moreDadkii ku dhaawacmay Qaraxii toddobaadkii u dambeeyay ka dhacay afaafka hore ee Aqalka Madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa loo qaaday Maanta Waddanka Iskutagga Imaaraadka Carabta si loo daweeyo. Taliyaha Ciidanka Boliiska...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho