Xulka kubadda Cagta Soomaaliya oo ciyaar ka dhacday dalka Itoobiya 2-0 looga adkaaday
Ciyaaryahanno ka socda Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo Ciyaaraha Isreeb Reebka Koobka Adduunka uga qayb galaya dalka Itoobiya ayaa 2-0 looga Adkaaday kaddib ciyaar Magaalada Adis-Ababa ku dhexmartay kooxda iyo...
Read more










