Ganacsato Hindi ah oo Tagay Dhulbeereedkii qasabka iyo Warshaddii Sokorta Jowhar
Maamulka gobolka Shabeellaha Dhex iyo Ganacsato ka socotay dalka Hindiya ayaa maanta kormeeray Beerihii Qasabka iyo Warshaddii Sokorta oo ku yaalla gobolkaas. U jeedka Ganasatada Dalka Hindiya ayaa ahaa in...
Read more











