Dowladda Soomaaliya iyo Bangiga Aduunka ayaa maanta magaalada Nairobi ku kala saxiixday heshiis mudo shan sano ah soconayo oo ay ku baxeyso lacag dhan 144 milyan oo doolar,taasi oo lagu...
Read moreWasiirka warfaafinta,dhaqanka iyo dalxiisa Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa magaalada Nairobi kula kulmay mas’uuliyiinta hay’adda USAID u qaabisan Soomaaliya. Wasiirka warfaafinta ayaa la kulmay mas’uuliyiinta kala ah Monica J. Moore...
Read moreWasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo duulista hawada iyo wasiiru dowlaha wasaaraddaasi ayaa maanta ka qeybgalay munaasabad xarigga looga jarayay shirkad cusub oo shidaalka siineysa diyaaradaha, taasoo ka shaqeyneysa gudaha garoonka Aadan...
Read moreFanaanad da'yar oo lagu magacaabi jiray Ummu-shariif Axmed, kana tirsaneyd hobollada Qaranka Waaberi ayaa xalay ku geeriyootay magaalada Muqdisho. Agaasimaha fanaaniinta Waaberi Maxamed Xasan Barroow ayaa Radio Muqdisho u sheegay...
Read moreBarnaamijka kulanka todobaadka oo ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa looga hadlay xaaladda Ciidamada Boliiska Soomaaliyeed iyo dadaalada socda ee lagu horumarinayo. Barnaamijka ayaa waxaa marti ku ahaa...
Read moreGuddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan C/fitaax Xasan Afrax oo matalaya Soomaaliya ayaa magaalada Qaahira ee Xarunta dalka Masar heshiis ganacsi kula saxiixay Shirkad lagu magacaabo Egyptsom oo ka shaqeyneysa horumarinta ganacsiga...
Read moreCiidamada Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa howlgalo ammaanka lagu xaqiijinayo xalay ka sameeyay ka sameeyay inta u dhexeysa muqdisho iyo Afgooye oo lagu baadi goobayay dhagar qabayaasha Al Shabaab...
Read moreRa’isul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke oo ka qeyb galaya shir madaxeedka Qaramada midoobay islamarkaana xalay khudbad ka jeediyay ayaa ka hadlay waxqabadka Dowladda iyo qorshayaasha...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho