Hey'adda Habeb Mental Health Foundation oo kaashaneysa Hay'adda Mersey Care NSH trus oo fadhigeedu yahay magaalada Liverpool ee dalka engiriiska ayaa maanta u furay tababar aqoonyahano isugu jira dhaqaatiir,kalkaaliyayaal caafimaad,iyo...
Read moreRoobab si weyn loogu diirsadey ayaa ka da’ay nawaaxiga degmada Xuddur oo ay jirtay abaar baahsan iyo biyo la'aan. Dadka iyo duunyada ayaa aad ugu diirsaday roobabka oo socday saacado...
Read moreDiyaaradaha dagaalka ee Ruushka ayaa markii ugu horeysay duqeyn la beegsaday gobalka Homs goobaha ay ka joogaan mucaaridka la dagaalamaya xukuumada Bashar Al Assad. Ruushka oo todobaadyadii la soo dhaafay...
Read moreXaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay ka soo qayb galeen mas’uuliyiinta Warshada cabitaanada Soda King iyo shirkadda cabitaanada ee Al-irshaad ee fadhigeedu yahay Puntland ayaa maanta...
Read moreGuddoomiyaha Maxkamadda magaalada Hargeysa Axmed Dalmar Ismaaciil, ayaa dib xoriyadoodii u siiyey afartii fanaan ee kooxda Xidigaha geeska ee saddex cisho xabsiga magaaladaasi ku jiray kuwaa oo loo heystay ka...
Read moreDowladaha Soomaaliya iyo Mareykanka ayaa maanta xarunta safaarada Soomaaliya ee magaalada Nairobi ku kala saxiixday heshiis is-afgarad ah oo lagu horumarinayo ciidanka booliska Soomaaliyeed. Heshiiskan oo muhiimadiisu tahay tababaridda ciidanka...
Read moreCutubyo ka tirsan ciidanka Militariga dalka Burkino Faso oo wata gaadiidka Gaashaaman ee dagaalka ayaa weerar ku qaaday Taliska Ciidamada Madaxtooyada kadib markii oo ah kuwa inqilaabka sameeyay kaddib markii...
Read moreWasiirka maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aden Farkeeti ayaa saaka dib ugu soo laabta magalaada Muqdisho, kadib markii shir looga hadlayey horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha dalka magaalada Nairobi kula soo...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho