Obama Oo Warqadihii Aqoonsiga Safiirnimo Ka Guddoomay Safiirka Soomaaliya Mareykanka U Fadhin Doona
Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa shalay munaasabad ka dhacday Aqalka Cad ee Dalkaasi wuxuu warqadihii aqoonsiga kaga guddoomay safiirka cusub ee Soomaaliya Axmed Ciise Cawad. Axmed Ciise wuxuu baddalay safiirkii hore...
Read more











