Gudoomiya ku xigeenka Koowaad ee golaha baarlamanka Soomaaliya mudane Jeylaani Nuur Iikar ayaa maanta magaalada Nairobi tababar mudo todobo maalmood ah socday ugu soo xiray gudiga baarlamaanka u qaabilsan maaliyadda,qorsheynta...
Read moreCiidamadii ka dambeeyay Afgambigii ka dhacay dalka Burkina faso oo shaqadii laga joojiyay Ciidankas oo ahaa Ilaalada Madaxtooyada Dalkaas. Usbuucii la soo dhaafay ayay Ciidankaas shaqada laga joojiyay afgembiyeen Dowladda...
Read moreMadaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ka amba baxay dalka iyagoo ku siijeeda dalka Maraykanka. Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka ku sii...
Read moreMogadishu, 26 September 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo...
Read moreXildhibaan Maxamed Cumar Dalxa ayaa soo dhoweeyay go’aankii Guddoonka Barlamanka Federaalka uu kasoo saaray mooshinkii ka dhanka ahaa Madaxweynaha Dalka. Xildhibaanka oo waraysi uu Arrimahaas uga hadlayo siiyay Warbahinta Qaranka...
Read moreDowladda Sacuudiga ayaa iska fogeysan eedeyn kaga timid Dowladda Iiraan oo ku saabsan isburashadii ka dhacday Xajka inay sabab u ahayd waxa ay ugu yeertay Maamul xumada Sacuudiga ka. In...
Read moreMajmaca Culimada Soomaaliyeed ayaa hilib udxiyad ah u qeybiyeen qaarka mid ah dadka danta yar ee Nool Xiryaha Barakacayaasha ee kuyaalla Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho. Deeqda oo ka timid...
Read moreMarwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ayaa ugu baaqday Shacabka Soomaaliyeed inay taakuleeyaan Carruurta Darbijiifka, kaddib markii ay shalay kula Ciiday Beerta Nabadda ee Muqdisho Carruurtaas. Marwo Sahra Cumar Xasan ayaa sheegtay...
Read moreWafdigan uu hogaaminayay danjiraha DFS u fadhiya dalkani Kenya Ambaasadoor Jamaal Maxamed Xasan ayaa booqasho waxa ay ku taageen xabsiga Shimo la tewa ee magaalada Mombaasa oo ay ku xiranyihiin...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho