Sunday, March 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

R/wasaaraha ” Waxaan Ummadda ka codsanayaa inay dowladda kala shaqeeyaan Ammaanka”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
R/wasaare Cumar oo ka tacsiyeeyey dilkii loo gaystay Saciid oo kamid ahaa Shaqaalaha xafiiska RW
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ayaa ugu baaqay shacabka inay kala Shaqeeyaan Dowladda la dagaallanka Maleeshiyaadka Shabaab si loo gaaro Nabad iyo xasilooni waarta.

“ Waxaan Umadda ka codsanayaa inay Dowladda kala Shaqeeyaan Ammaanka meesha aan hadda joogno waan ka tallabsan doonnaa waxaa la rabaa inay dadku Dowladda amniga kala shaqeeyaan dadku waxaan rabnaa in cid walba oo qaldan ciidamada ammaanka ay u soo sheegaan si barrito ay dadkaas u waxyeelleen iyaga” Ayuu yiri Raiisulwasaare Cumar Cabdirashiid.

Related posts

𝐃𝐚𝐚𝐡-𝐟𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐊𝐞𝐲𝐝𝐤𝐚 𝐂𝐮𝐧𝐧𝐚𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐝𝐢𝐛-𝐮-𝐝𝐚𝐲𝐚𝐜𝐭𝐢𝐫 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲

𝐃𝐚𝐚𝐡-𝐟𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐊𝐞𝐲𝐝𝐤𝐚 𝐂𝐮𝐧𝐧𝐚𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐝𝐢𝐛-𝐮-𝐝𝐚𝐲𝐚𝐜𝐭𝐢𝐫 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲

March 8, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay Nuqulka Dastuurka cusub ee JFS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay Nuqulka Dastuurka cusub ee JFS

March 8, 2026

Shir’jaraaid uu ku qabtay Magaalada muqdisho Ra”iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa si doo kale waxa uu  uga hadlay shir uu uga qayb galidoono Magaalada New York ee dalka Maraykanka halkaas uu Ra”iisulwasaare Cumar ka jeedin doono qudbad uu uga hadlayo xaaladda Soomaaliy, islamarkana madaxda shirkaas ka soo qayb gasha uu la wadaagi doono Arrimaha Soomaaliya.

Previous Post

Shir weynaha golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobay oo maanta furmaya

Next Post

Ciidamada Israa’il oo gudaha u galay masjidka Aqsa

Next Post
Ciidamada Israa’il oo gudaha u galay masjidka Aqsa

Ciidamada Israa'il oo gudaha u galay masjidka Aqsa

𝐃𝐚𝐚𝐡-𝐟𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐊𝐞𝐲𝐝𝐤𝐚 𝐂𝐮𝐧𝐧𝐚𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐝𝐢𝐛-𝐮-𝐝𝐚𝐲𝐚𝐜𝐭𝐢𝐫 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲

𝐃𝐚𝐚𝐡-𝐟𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐊𝐞𝐲𝐝𝐤𝐚 𝐂𝐮𝐧𝐧𝐚𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐝𝐢𝐛-𝐮-𝐝𝐚𝐲𝐚𝐜𝐭𝐢𝐫 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲

March 8, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, iyo Safiirka Dowladda Shiinaha ee Soomaaliya, Mudane Wang Yu,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay Nuqulka Dastuurka cusub ee JFS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay Nuqulka Dastuurka cusub ee JFS

March 8, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u saxiixay Nuqulka Dastuurka cusub ee Jamhuuriyadda...

Dowladda Shiinaha oo gurmadka abaaraha ku taageertay deeq ka kooban lacag iyo raashin

Dowladda Shiinaha oo gurmadka abaaraha ku taageertay deeq ka kooban lacag iyo raashin

March 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa si rasmi ah uga guddoomay Safiirka Shiinaha ee...

Marwada Madaxweynaha oo deeq raashin ah gaarsiisay qoysas danyar ah oo ku nool Muqdisho

Marwada Madaxweynaha oo deeq raashin ah gaarsiisay qoysas danyar ah oo ku nool Muqdisho

March 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sahra Cumar Xasan ayaa munaasabadda ee 8-da Maarso awgeed deeq raashin ah gaarsiisay qaar...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In