Madaxweynaha maamulka Galmudug oo Ahlusunna ugu baaqay wadahadal
Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo shalay dib ugu laabtay Magaalada Cadaado ayaa mar kale wadahadal ugu baaqay Ururka Ahlu Sunna Waljamaaca. Madaxweynaha Mamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed oo maalmihii la soo...
Read more











