Tuesday, July 15, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Marwo Sahra Cumar Xasan:waxa uu Soomaalidu Horumarkeedu yahay in ay dhammaan isku tashadaan

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
September 26, 2015
in Wararka
0
Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda dalka oo hambalyo u dirtay Haweenka Soomaaliyeed
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ayaa ugu baaqday Shacabka Soomaaliyeed inay taakuleeyaan Carruurta Darbijiifka, kaddib markii ay shalay kula Ciiday Beerta Nabadda ee Muqdisho Carruurtaas.

Marwo Sahra Cumar Xasan ayaa sheegtay in qofwaliba looga baahan yahay in ay Caawiyaan Carruurtaan isla markaana 117 xil gaar ah ay iska saaraan si mustaqbalka dhow ay u ogaadan waxa u wanaagsan iyo waxa uxun.

Related posts

Danjire Yuusuf Jeego oo kulan mira-dhal ah la qaatay Wasiirka Tacliinta Sare ee Algeria

Danjire Yuusuf Jeego oo kulan mira-dhal ah la qaatay Wasiirka Tacliinta Sare ee Algeria

July 15, 2025
Shir muhiim ah oo ka dhacay Laascaanood

Shir muhiim ah oo ka dhacay Laascaanood

July 15, 2025

“waxa uu Soomaalidu Horumarkeedu yahay in ay dhammaan isku tashadaan Markaas ayaan horay u socon karnaa” Ayay tiri Marwada Madaxweynaha.

Bulshada Soomaaliyeed oo caan ku ah istaakulaynta dhaxdooda ah ayaa markii ay Maqleen in Marwada Madaxweynaha dalka ayDegmada Cabdicasiis ka hirgalisay Xarun lagu Xanaaneeyo Carruur horay ugu dayacnaa magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ayay durbaba u istaageen cawinta carruurtas iyaga ka mid ka ah, iyadoo ay xusid mudan tahay in Arrintaas ay u kala harin Mas’uul iyo Shacab.

Previous Post

Wafdi Uu Hogaaminayo Danjire Jamaal oo Mombasa Ku Booqday Maxaabiis Ku Xukuman Burcad Badeednimo

Next Post

Barakacayaal deeq Hilib ah loogu qaybiyay degmada Hodan

Next Post
Barakacayaal deeq Hilib ah loogu qaybiyay degmada Hodan

Barakacayaal deeq Hilib ah loogu qaybiyay degmada Hodan

Danjire Yuusuf Jeego oo kulan mira-dhal ah la qaatay Wasiirka Tacliinta Sare ee Algeria

Danjire Yuusuf Jeego oo kulan mira-dhal ah la qaatay Wasiirka Tacliinta Sare ee Algeria

July 15, 2025
0

Danjiraha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya u fadhiya Dalka Algeria Danjire Yuusuf Axmed Xasan (Yuusuf Jeego) ayaa maanta Kulan muhiim ah...

Shir muhiim ah oo ka dhacay Laascaanood

Shir muhiim ah oo ka dhacay Laascaanood

July 15, 2025
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Cali Yuusuf Cali-Xoosh, Guddoomiye Ku Xigeenka Labaad ee Aqalka Sare Senator C/laahi...

Guddiga Amniga ee Aqalka Sare oo tababar u furay howlwadeennada Hay’adaha Amniga

Guddiga Amniga ee Aqalka Sare oo tababar u furay howlwadeennada Hay’adaha Amniga

July 15, 2025
0

Guddiga Amniga iyo Difaaca Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo qabanqaabiyay tababar loogu talagalay xoojinta fahamka guud...

Xuska afgembigii dhicisoobay ee Turkiga oo lagu qabtay Muqdisho

Xuska afgembigii dhicisoobay ee Turkiga oo lagu qabtay Muqdisho

July 15, 2025
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), Wasiirka Gaashaandhigga Mudane Axmed Macallin Fiqi, Taliyaha Ciidanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In