Taliyaha ciidanka xoogga dalka oo gaaray Magaalada Galcad ee gobolka Galgaduud
Taliyaha ciidanka xoogga dalka janaraal Ibraahim Sheekh Muxyadiin iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Galcad ee gobolka Galgaduud Taliyaha ciidanka xoogga ayaa kormeeray furimaha hore iyo difaaca ciidamada...
Read more











