Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka dhan ah khawaarijta kawada degaanno dhaca koonfurta Gobolka Mudug
Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Darawiishta Galmudug ayàa howlgallo ka dhan ah khawaarijta ka wada degaanno katirsan koonfurta Gobolka Mudug. Saraakiisha Ciidamada xoogga ayaa saaka kusoo waramaya inay kaabiga ku...
Read more











