Maraykanka oo horistaagay xabbad-joojin laga sameeyo Gaza
Mareykanka ayaa codka diidmada qayaxan ku horistaagay xabbad-joojin laga hirgaliyo dhulka Gaza,taas oo uu soo jeediya Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonyo Gutares. Diidmada Mareykanka ayaa timid xilli maalintii shalay...
Read more











