Howlgallo lagu ciribtirayo Khawaarijta oo ka socda Galmudug iyo Hirshabeelle
Ciidamada Xoogga dalka iyo deegaanka oo maalmahaan ku jira howlgallo culus ayaa shalay galab la wareegay deegaanno cusub oo horay ay u joogtay Khawaarijta Al-Shabaab. Guutada 24-aad ee Khalid Binu-waliid...
Read more











