Thursday, August 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo markale si adag uga hadlay Qadiyada Dhulka Soomaaliyeed.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
3 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan wadatashi ah la qaatay qaar ka mid ah Isimada iyo hoggaanka dhaqanka Puntland
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Khudbadii Jimcaha ee kaga hadlay xadgudubka Itoobiya ee gobnimada iyo midnimada dalka iyo dadka Soomaaliyeed.

Sidoo kale Xasan Sheekh ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan in ay u midoobaan dhowrista sharafka iyo difaaca madax-bannaanida iyoย  qaranimada dalka Soomaaliyeed.

Related posts

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

August 26, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

August 26, 2026

โ€œWaxan umahadcelinayaa shacabka Soomaaliyeed siday uga dhiidhiyeen meel walba oo ay joogaan xadgudubka Itoobiya, waxaan rabaa in aan kaliyah caddeeyo in dadka Soomaaliyeed ee waqooyiga Soomaaliya degan aad iyo aad ayaan ugu kalsoonahay in aysan qabin dhulka Soomaaliya in qeybo ka mid ah la bixiyo, sheekada lagu saleeyay is afgaradka waa dhul la bixiyayโ€.

Madazweynaha ayaa ku nuxnuxsaday in u yahay been abuur wax lagu tilmaamay in la kireyay badda balse ay tahay heshiis lagu bixiyay dhulka oo Itoobiya loogu gacan galinayay,waxa uu intaas ku daray in aan dhul la kirayn lagana heshiin madaxweynuhu.

20KM oo Badda cas ka bilaabtah oo xudud beenadka Itoobiya gasha waa la kireyay meel ay macquul ka tahay ma jirto,dadka waqooyiga Soomaaliya degan raali kama ahaa oo waa ay nala soo hadlaan masuuliyiintooda,shacabkana waan aragnay oo waa kuwaa taagan oo diidan,gayiga dhulka Soomaaliyeed dadkii naga horeyayna ma bixin anaguna ma bixin kuwaa naga danbeyana ma bixinย  karno, cid xaq uleh oo bixin karta 1Meter oo dhulka Soomaaliyeed ah ma jirto,in nala hadalo ayaaba danbi ah,waxa sidaasi yirii madaxweyne Xasan Sheekh.

โ€œDowladda Itoobiya isma aanan dooran in aan daris ahaano,waana la garanaya tariikhdii na soo dhexmartay Itoobiya,intaan inagoo ka taag yar oo istacmaar na haysto oo aanan dowlad ahayn ayeey dalkaan qaadan weyday oo ay marar badan isku dayday mana ahaa midkii ugu horeyay isku daygaan oo u damaceedu ahaa in ay Banaadir hawo ka gashay,ciidankeediina lagu jabiyay Balcad marka ay soo gaareen oo dib loogu celiyay meeshay ka yimadeen intaasna waxay u maraysay sidii ay u heli lahayd Badd.

Xage lagu arkay diyaarad iyo gacansi dhul lagu badalanayo imasa la arka diyaarado caalamiyah oo qasaaray balse dhul laguma qaasaaro mana guuro,dhulku waa dhaxal tooyo Awoowayaasheen laga soo gaaray,sida aan u dhaxalanay ayaa nalooga sii dhaxalaya jiilba jiilka ka danbeya uga dhaxali doonaa,walaalayaal dadka indheer garadka ah ee waqooyiga Soomaaliya degan dhul Soomaali ay leedahay laguma badalan karo diyaarada iyo isgaarsiinta ay Itoobiyo iyagoo la isku darayna laguma badali karo.โ€sidaas waxa yirii Xasan Sheekh.

Previous Post

Madaxweynaha JFS oo khadka taleefanka kula hadlay Madaxweynaha Turkiga

Next Post

Odayaasha Gobolada Waqooyi oo si cad uga hor yimid damaca Itoobiya

Next Post
Odayaasha Gobolada Waqooyi oo si cad uga hor yimid damaca Itoobiya

Odayaasha Gobolada Waqooyi oo si cad uga hor yimid damaca Itoobiya

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

August 26, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane ๐ƒ๐ซ. ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ง๐š๐š๐Ÿ๐š๐œ ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐ ๐‚๐š๐›๐๐š๐ฅ๐ฅ๐š, ayaa si fogaan-arag ah uga qayb galay...

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

August 26, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar...

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo qaabilay Dr. Axmed Fiqi Elmi

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo qaabilay Dr. Axmed Fiqi Elmi

August 26, 2026
0

Maareeyaha Dekedda Muqdisho, Amb. Maxamed Cali Nuur Ameeriko, ayaa maanta ku qaabilay xarunta Dekedda Muqdisho Dr. Axmed Fiqi Elmi, kulankaan...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฌ๐š๐Ÿ๐š๐ซ ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐จ ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐š๐ฆ๐›๐š๐›๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐๐š๐ญ๐š๐ซ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฌ๐š๐Ÿ๐š๐ซ ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐จ ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐š๐ฆ๐›๐š๐›๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐๐š๐ญ๐š๐ซ

August 26, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqasho rasmi ah ugu ambabaxay dalka Qatar, kadib casuumaad...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In