Taliye ku xigeenka Booliiska oo maanta kormeeray saldhigga booliiska degmada Beledweyne
Taliye ku xigeenka ciidanka booliska Soomaliyee Jeneraal Muqtaar Xuseen Afrax oo uu wehliyo gudoomiyaha gobolka Hiiraan ayaa maanta kormeer ku tagay saldhigga booliska degmada Beledweyn. Jeneraal Muqtaar Xuseen Afrax ayaa...
Read more









