Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska oo cambaareeyay qaraxii caawa ka dhacay Muqdisho.
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska mudane Maxamed Cabdi Xayur “Maareeye” ayaa si kulul u cambaareeyay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee caawa ka dhacay bar kontorool oo ku taala banaanka hore ee...
Read more











